B2B + B2C Platform

KOOBSEY
Coming Soon

Platform ganacsi oo koobsaday wax kasta oo suuqa xalaasha lagu iibiyo una furan dunida oo dhan ganacsatada (B2B) iyo macaamiisha (B2C) intaba. Isku diyaari koboc cusub!

Waxaa soo haray inta furmayo

00

Maalmaha

00

Saacadaha

00

Daqiiqadaha

00

Ilbiriqsi

Noogu soo biir si aad u hesho wargalin furitaanka

Koobsey Illustration

Waxa aad ka helaysaa KOOBSEY

B2B (Ganacsi-ganacsi) iyo B2C (Ganacsi-macaamiil) oo isku jiray

B2B Marketplace

Ganacsatada oo iibsan karta & iibin karta alaab jumlo ah, qiimo gaar ah, iyo xiriirka shirkadaha waaweyn.

  • Jumlada & Tafaariiq waaweyn
  • Analytics ganacsi
  • Soo jeedinta alaab-qadarka

B2C Tafaariiq

Macaamiisha caadiga ah oo helaya alaabo kala duwan, bixino ammaan ah, iyo gaarsiin degdeg ah.

  • Qiimo tartan leh & promo
  • Raadraac gaarsiin live
  • Lacag-bixinno kala duwan

Ammaan & Hubaal

B2B + B2C Isku xiran

Mobile First

24/7 Support